Daawo;—-Sawirro:—-Xaflad  Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawanaayay Xildhibaan Bidhi Iyo Xubno MuihiimaOo Kasoo Laabatay Somaliland Kulankan Oo Ahaa Xogwaraysi Ayaa ka Dhacay magaalada London Xarunta dalka U,K Nuxurka Hoos Ka Eeg.gaalada London Xarunra U,K Nuxurka Hoos Ka Eeg.

19D20D

Daawo;—-Sawirro:—-Xaflad  Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawanaayay Xildhibaan Bidhi Iyo Xubno MuihiimaOo Kasoo Laabatay Somaliland Kulankan Oo Ahaa Xogwaraysi Ayaa ka Dhacay magaalada London Xarunra U,K Nuxurka Hoos Ka Eeg.

London:—-Xaflads Baaladhan Oo Lagu Xogwaraysanaayay Xildhibaan Mubaarak Bildhi Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka KULMIYE U,K Axmed Cabdillaahi Maxamuud  Iyo Aqoonyahyan Abokor Ibraahim Hassan Ciise,Aqoonyahan Daahir Cabdi Jaamac,Cabdirashiid Maxamed Cabdi Baaxeer, Kulankan Oo Ahaa Mid Ay Kasoo Qaybgaleen Saldiyiin Caaqilo Aqoonyahano Odayaal Xogwaraysiga Oo Lagu Bandhigay Guulaha Ay Gaadhay  Xukumada Madaxwayne  Muuse  Biixi Cabdi Iyo Horumarka Balaadhan ee ka Jira Somaliland,Iyadoo Geesta Kale Laysku Tusaaleeyay In Xukumada maanta Jirta Lala Shaqeeyo Laysna Garab Taago,Maadama Ay tahay Curdin U baahan garab Iyo gaashaanba,Lagana Feejignaado cadawga Somaliland Iyo Xaasadka, Xiqdiga Iyo Waxayaabaha Dib U Dhaca Keeni Kara, Shirkan Ayaa Uu Soo Afmeeray Soona Gabagabeeyay Suldaan Ibraahim Aaden Daldal Oo kamida Salaadiyiinta Waawayn nEe Somaliland Kuna Suganaa Goobatani Iyio cariga Ingiriiska.

21D22D23D24D25D26D9D 10D 11D 12D 13D 14D 16D 17D 18D

2D 3D 4D 5D 6D 7D 8D 9D 10D 11D