Fariin Ku Socota Shacabka Somaliland —-U Hiili Xukumadaad Shalay Dhistay Wali waa Curdin Yaanu Kugu Dirin Nin Calooshiisa U Shaqayste Ah Oo Muuse Biixi Necebi-Noqo Muwaadin Dadkii Dalkiisa Ka Naxa Una Tudha

Dhamaanba Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan U,K Iyo Qaarada Europe waxay Ugu Baaqayaan dadwaynaha Reer Somaliland Inay Kala gartaan nacaybka Shakhsiga Iyo WADANIYADA, Xukumada Muuse Biixi Hogaaniyaa waa Mid Cusub Oo Dhawaan la Doortay Maaha In tashuush nacayb Iyo carqalado lagu Furo, Kii Shalay Necebaa Iyo Kii Jeclaaba waxa ku waajiba Maadaama Ilaahay Xagiisa laga Doortay Madaxawayne Muuse Biixi waa In lala Shaqeetyaa Hoos haloo Eego Cuqaashii Waxgaradkii Shacabkii Magaca Iyo Maamuuska Lahaa EeDoortay Madaxwayne Muuse Iyo Xukumadiisa ,Maaha In jabahad aan Jirin Iyo nacayb Shakhsi Lagu Furo Oo La Raadiyo Kuwii Muxaafidka Ahaa Inay Mucaarid Noqdaan waana Ayaan daro Waan Jileec Waan Liignimo,

LAACA ARAGATAYE LAAGA MA,OGTAHAY RAG  AYAA MASHRUUC LAGU DUMIYO NSOMALILAND KASOO QAATAY FARMAAJO OO GOBOLADA SOMALILAND JOOGA KUNA TALO GALAY IN DAGAAL SOKEEYE DHACO KA DIGTOONAAD DOQONKA IYO CADAWGA IS WATA NIMCOOYINKA ILAAHAY HALAGU MAHAD NAQO WAXAYNU HAYSANAA DAWLAD ADAG IYO NABAD BARWAAQO IYO BASH BASH,

 

Wabilaahi tawfiiq,

Aqoonyahanka Somaliland Ee Qaarada Europe

Members of the Somaliland community in Britain's capital celebrate the 20th anniversary of its declaration of independence from Somalia during a demonstration in London May 18, 2011. The protesters were calling for the United Kingdom and UN to formally recognise Somaliland as an independent state. REUTERS/Olivia Harris (BRITAIN - Tags: POLITICS) - RTR2MKO1

Members of the Somaliland community in Britain’s capital celebrate the 20th anniversary of its declaration of independence from Somalia during a demonstration in London May 18, 2011. The protesters were calling for the United Kingdom and UN to formally recognise Somaliland as an independent state. REUTERS/Olivia Harris (BRITAIN – Tags: POLITICS) – RTR2MKO1