Hambalyo Aroos Farxadleh—-Gacal Iyo Sokeeyaba  Guurkiina Lagu Farax Waa——-Cabdilahi Yusuf Ismail Iyo Marwadiisa Asma Aadan Cabdi oo Arooskoodu ka Dhacay Burco waxa Hambalyada Dirayaa dadka Hoos Ku Qoran

Mohamed Jama Dhiif

Saleban jama kaboweyne

Abwaan Mohamed Sugaal Geele

Abwaan Cabdilahi Saleban Bide

Cabdirisaq maxamuud siciid

Bile cabdilahi bulaale

Mustafe Yusuf Nuur (birxanuje)

Mukhtar shekh Ibrahim

Ahmed Saleban Adan

Safiirka Somaliland ee Dalka Norway Sulub xuseen warsame

Eng Maxamed Yusuf Ismail

Cali yaxye

Mustafe maxamed Adan

Maxamed Axmed Ali  shookare

Khader dayax werar

Maxamed xasan coday

Waxaanu Ilaahay Idiinka Baryaynaa Barwaaqo Bash Bash Kuwii Isku waara Ilaahay Haydinka Dhigo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

By Wariye Muhamed Jamac Dhiif

Oslo Norway

hambalyo guur