Degmada Balidhiig Ee Kilinka Shanaad Waa Muhiim Waayo Waxay Noqonaysaa Wajaalaha Bariga Waana Meesha Ugu Haboon In La Siiyo Degmo—Hadaan la Xaasidaynin–Caqliga Fayoobi Ee Raba Horumarka Dadka Iyo Bariga Somaliland Iyo Hawdka Itoobiya Ha Taageero

Waa Lama Huraan Waana Muhiim In Degmada Balidhiig Qaybta Kilinka Shanaad Ee Deegaanka Itoobiya La Xoojiyo Loona Aqoonsado Degmo Iyado Xaga Somaliland Ay Haysato Degmo Buuxda,Xaga Itoobiyana Ay Tahay Deegaanka Ugiu Haboon Degmo AhaTirada Dadka Tayada Bogcada Ay Ku Taalo Iyadoo Noqonaysa WAJAALAHA BARIGA Somaliland Iyo Horumarka Deegaanda Hawd Bari, hadaan La Xaasidaynin Qofkasta Oo Somalilander Ah Ama Deegaanka Hawdka Dega Faa,iido Iyo Horumar Ayaa Ugu Jira Waanu Muhiim Inaad Wada Taageertaan Degmda Balidhiig In Loo Aqoonsado Degmo Kilnka Shanaad,Ka Fakara Mustaqbalka Iyo Dhaxalka dambe.

Wabilhaahi Tawfiiq Guul Iyo Gobanimo Insha Allah.

balidhiig