Hambalyo Meher Iyo Aqalgal Fadxadleh Waa Maxamed Jahaad Khadar Abokor Dabagaale Iyo Marwadiisa Fatxi Mahamed Jamac Oo Meherkoodu Ka Dhacay London U,K—-dadka Diraaya Hoosa Ka Eeg-Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa

Waxaanu Leenahay Ilaahay haydinka Dhigo Wiil Iyo Caano gabadh Iyo Caano Kuwii Kala Hela Ilaahayna Isu Barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Gudoomiye Mahamed Cali Bilaal Iyo Xaaskiisa

Abw,Sidiiq Sh Faaraha Gabaar Iyo Xaaskiisa

Suldaan Ibraahim Aden Daldal Iyo Reerkiisa

Maayar Axmed Sangoore

Faarax Ibraahim bangaali Iyo Reekiisa

Jamac Abokor Iyo Xaaskiisa

Mahamed Cali Digix

Mustafe Ibraahim Iyo Xaaskiisa

Axmed Soofe Casayr Iyo Xaaskiisa

Maxamud xasan Cabdi Iyo Xaaskiisa

Saleebaan Nugaal Xaji Xasan Iyo Reerihiisa

Maxamed Xuseen Rooble(M case Iyo Xaaskiisa)

Cali Cabdi Xirsi Iyo Xaaskiisa

Axmed jamac Hure

Cabdi Gaadh Xuseen Iyo Xaaskiisa

Faysal Cilmi Cali Iyo Xaaskiisa

Diiriye Xaji jamac

Cali Raabi Ducaale Iyo Xaaskiisa

Ridwaan Mahd Jamac

Abdirisaaq Abokor Omer

Ibraahim faarax Laqan Iyo Reerihiisa

Faysal faarax Laqan Iyo Reerihiisa

Mahamed Cabdi Xiis

Abdikariim Ibraahim Mahd Qaato

Mustafe Cali Wadaad Iyo Xaaskiisa

Cali Kayse Kabadhe Iyo Xaaskiisa

Saleebaan Cali Nuur Iyo Xaaskiisa

Saleebaan Muuse  Cali Iyo Xaaskiisa

Dhamaantayo waxaanu Markale Leenahay Mahamed Jahaad Iyo Fatxa Ilaahay Haydinka Dhigo Qoyskii Isku Waara Khayrna Kala Hela.

Aamiin Aamiin Aamiin.

 

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

London U.K

Hambalyo (1)