Hambalyo Dhalasho Faraxadleh Mustafe Mohamed Xaji Aden(Mustafe Kali Iyo Marwadiisa  Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada London Wiilkan Oo Loo Bixiyay Ilyaas  Maansha Allah

Waxa Hambalayadan Diraaya Jaaliyada Somaliland Ee Degan London Waxaanu Leenahay Ilaahay Ilyaas  Yare Haka Dhigo Wiilkii Diintiisa Dalkiisa Dadkiisaba Anfaca Aamiin Aamiin Aamiin

 

Waxsansheeg News/London U.K

hambalyo dhalasho