(Waxsansheegnews) Garoowe:Madaxweynaha dawlad goboleedka puntland ayaa maanta ka hadlay tartanka loo galayo doorashada ka dhici doonta puntland.Madaxweynuhu wuxuu sheegay in marka la gaaro xilliga doorashada wakhtigeeda,ay haboon tahay in marka hore la furto xisbiyo,kaddibna ay doorashadu ka dhaco deegaannada uu ansixiyey golaha baarmaanka puntland.Degmooyinla laga galayo doorashada dhici doonta ayuu madaxweynuhu ku sheegay inay noqon doonaan ilaa 21degmo oo sheegay inay ka kooban tahay puntland.Waxaana u tartami doona xisbiyada siyaasadeed ee la diiwaan geliyo.

 

Garoowe Waxsansheegnews