Q2aad—-Baraha Bulshadu Ku Kulanto Ee Internetka Oo Soomalida Fusuq Iyo Fasahaad U Horseeday—Iyado Gabdhaha Soomalidu Ay U Raadsadaan Guur Iyo Shukaansi Ayse Badwayn La Xusho—Hadaad Guur Doon Tahay Ilaahay Xidhiidhkiisa Hagaaji Kana Bari Mid Khayr Qaba

Hargeysa:-(Waxsansheeg News)-Baraha Bulshadu Ku Kulanto Iyo Soomalida oo Kusoo Jabay Qaybaha Internetka Ee Lagu Xidhiidho Qaybtii Hore Waxaynu Tilmaanay In fasahaad Badani Ka Jiro Dumarka Oo Usoo GUUR DOONTA Facebook IWM Ee Lagu Xidhgiidho,Waxaad Arakaysaa Kii Mutacalimka Ahaa Kii Waxa Lasoo baray Iyo Kii Jaahilka Ahaa Ayaa Isku Baratay Ku Kulamay Ku Sheekaystay,, ma Xuma Barashada Wanaagsan Iyo Xidhiidhaka Wanaagasani waxa Dheer In Lagu DULMO gabdho yar yar Iyo Qaar Waawayn Oo Jecel Nin Guursada Oo Looga Bilaabo SAWIRRO XUN XUN Clips Video Rag Iyo Naago Is Fuulayaa Oo Gaalo Ah, Iyado Moodaysa Waxa Fiican Kadib Markay Daawato Suuqa Sifiican U Galaysa (Bada Badeeda baraawe)Ku Heesaysa SUBXAANNALAH Waa fawaaxish Waa Fusuq Wa waxayaabaha Irsaaqada Kaa Fogaynaaya Naxariista Ilaahayna kaa Kaxaynaaya Hadaba Waxa Mutacalima Oo Aqoonyahana Qofka Ilaahay Ka Baqa Kana Cabsada Bulshadana Khayrka Fara

Hadaba Walaashayda Muslimada Aheey Iyo Walaalakyaga Muslimka Ahoow Hadaad Doonaysaan Guur Iyo Guri wanaagsan Awlaad Khayr Qabta Arsaaqada Waasaca Ilaahay Xidhiidhkiisa Hagaaji Waxaana Aad Helayasa hadaad Ilaahay Ka Cabsato Waxakasta Oo Aad Niyada Galiso Oo Khayr Qaba Muraadkasata Ilaahay Wuu Ku Fududaynaya,

WALAAHAY HADAAD ILAAHAY KA CABSATO IF IYO AAKHIROBA WAAD LIIBANAYSA HADAAD KA CABSAN WAYDO WAAD DULOOBAYSAA,

Waxa Ku Hagaajinaaya Waa Cibaadada Gaar Ahaa Waxa Salaada Hogaamisa waa Salaada SUBAX Qabo Kuna dadaal Salaada Subax Tuko Salaatul Laylka Kadib Malaa,iig Ilaahay Kusoo Diray Ayaa Kuu Toosinaysa Salaada SUBAX Fuloow Guuli Kiuu Dhawaydaa.Intaad Nooshay Ka Faa,iidayso Wakhtigaaga Hadicin Wakhigaagag Hadayicin Jacaylka Ilaahay Iyo Janooyinkiisa.

Waa Walaaladaa Bahada Warbaahinta Waxsansheeg News

Nagala Sioo Xidhiidha

Info@Waxsansheeg.com

facebooklogo