Xildhibaan DHEEG Oo Isna Sheegay In Cadaalad Daro Garxajis Ka Shiray—hadaba Waxa Iswaydiinleh Cadaalada Darada Jirta,Xukumadu Maaha Inay Indhaha Ka Qarsato Hadalada La, Leeyahay Waa Inay ka jawaabta–Halysu Tiriyo Xukumadii Hore Intay Lahaan Jireen Iyo Kuwan Maanta Iyo Shalay Intay lahaayeen,–Hunguri Wad Ma Arko Ayay Somalidu Ku Maah Maahdaa

Maaha In Hadalka Layska Yidhaahdo Qof Ku Xumee Maaha Dalka Iyo dadkan Rag Ayaa Usoo Qaatay Calooshooda U Shaqaystayaala Lacag Lagu Bur Buriyo Halaga Hadlo Hana Loo jawaabo

Xasam Abdi Diiriye

Hargeysa

,IMG_7BBBDA-CE30C0-46153D-0391C9-2B16A5-945B3D