Garaad Maxamuud Cali Shire Waa Garaadka Guud Ee Warsangali Ingiriisku Marku Xududa Jeexayay Ayu Waydiiyay Miyad Majeerteeniya Raacaysaan Maya Maya Hoos Ka Akhri Dulucda

Garaad Maxamuud Cali Shire Waa Garaadka Guud Ee Warsangali Waana Garaad Magac Wayn Maamus Talo Ku Lahaa Dhamaanba Gayiga Soomalidu Degto Gaar Ahaan Somaliland,

Garaad Maxamuud Cali Shire Ayaa 1959 Anagu Hadaanu Nahay Warsangali Harti Ayaanu Nahay waxaan Nahay Majeerteen Tol Walaalo Gacal Laakiin waxaanu Isku Dhaqan Deegaan Nahay Waa Somaliland Sidaas Daraadeed Anagu Raaci Mayno Majeerteen Iyo Soomali Waxaanu Raacaynaa Waa Beelaha Somaliland Oo Aanu Af Naqaana Isku Dhaqanahay Gacalna Nahay Markaas –Bari Dambe Oo Lawaydiiyay Xigmada Ku JIRTAY INAY RAACAAN Somaliland Ayuu Ku Jawaabay Garaadku Hadaanu Raacno Majeerteen Maanata Heerkaanu Taaganahay Iyo Horumarka Aanu Gaadhanay Maanu Gaadheen Majeerteen Hadaanu Raacno Maanu Muuqaneen Nalama Arkeen ISAAQ Agtiisa Waa Lagu Badbaada  Wanan Ku Cawo Iyo Caano Maalanay–Raii Hore Iyo Garadadii Dhulbahatena Sidaas Garaad Maxamuud Cali Shire Ayaay Ku Goosteen.

Waxaan Uga Socdaa Qoraalka dadku Inay fahmaan MAJEERTEEN WAX MALALAYEELAN KARAA??? Jawaabtu Waa Maya Waayo Majeerteen Taariikhdooda Noloshoodu Waa Dhib Iyo Xasarad Iyaga Ayaa Kala Dhamaan La, Oo Is Wada Wanjalaaya Dhulbahante Haduu Dantooda Garanwaayan Maanta Waa Loo Yaaba Waxanay Ku Badbaadeen Isaaq Agtiisa Waayo Reer Sheikh Isxaaq Waa Ehlu Baydkii Cayiladii Rasuulka SCW Waxaanad Ka Helaysaa Taariikhdooda Goobta Lagu RURUIYO Taariikhda Caayilada Rasuulka SCW BinuKanana.com

DHULBAHANTE HADUU MAJEERTEEN LA DEEGAAN AHAALAHAA LAMA ARKEEN WAANA DHAB.

FADLAN RAADI SI DAACADA TAARIIKHDA GARAAD MAXAMUUD CALI SHIRE WAXA UU KU RAACAY JSL

Gardaro Mayaqaanan Waxaanay Saamaxaan Dulmiga Iyo Dhibaatada Loo Gaysto Dagaalkana Lagama Faa,iido Cidii Soo Weerarataana Way Ku Jabataa Waan Xaqiiq Walahay. Wabilaahi Tawfiiq

DHAMAANBA BEELAHA AY WADA DAGAAN ISAAQA AY KALA GUURSADAAN WAXAY NOQDEEN ISKU FAAMLI WAANAY QARAABO Isku Dan Isku Deegaan Sidaas Dardeed DAACADNIMADA WALAALTINIMADA HALA ILAALIYO Iswada Cafiya Dagaaladana Hala Joojiyo Ilaahayna Ka Baqa Wabilaahi Tawfiiq.

-Sultan_Mohamoud_Ali_Shire_2D