DAAWO:- Fadlan Ilahay Dartii U Soo Caawi Wiilkan Yar Oo Mudo Afar Sano Ah Xanuun Sanayay Walal Ku tar Waxii Aad Awoodan.Hooyada Dhashay Wiilkan Oo Danyara Sheegtay In Guri Yar Oo Ay Ku Jireen Laga Tuuray Waxa La,aan Awgeed Iyado Sheegtay Inay Bahi Badani Hayso Wiilkan Uu Ka Xanuusanaayo Sidaas darteed Ilaahay Dartiis U Caawi Ilaahay dartiis Ugu Gargaar Ilaahay Haku gar Gaaree Oo Muradadada Ilaahay Haku Fududeeyo If Iyo Aakhiroba Liibaan Qofkasto U Gar Gaara Ilaahay Haw Ga Gaaro Aamiin Aamiin Aamiin.

,oooo