Sirta Dagaalka TUKARAQ Madaxwaynaha Maamulka Puntland Iyo Ku Xigeenkiisa oo Lacag Tiro Badan ka Qaatay Sharikado Baatroolka baadha oo Lingax Ku Xidhay Wakhtigii Siyaad Barre Joogay–Fadeexada Dhiigyo Cabada Hoos Ka Bogo Warbixin Full Ah

Wararka Rasmiga  Ah Ee Dagaalada Iyo Duulaanka Qaawan Ee Ay Soo Qaadeen Madaxda  Maamul Goboleedka Puntland Oo Ay Dabada ka Riixayo Madaxwaynaha Fedaralka Soomaliya Maxamed cabdillaahi Farmaajo Oo Dhiil lasoo Galay Sharikado Lingax Ku Xidhay Ceelal Baatroola Oo La Helay Wakhtigii Siyad Barre Madaxwaynaha Ahaa Ceelashan Oo Laga Helay Deegaano Ay Kamidtahay TUKARAQ HOLHOL Iyo Nawaaxigeeda Shidaalka Ku Jira Deegaanadan Ayaa Lagu Sheegay Mid Bada Oo Aad U Badan Sidaas daraadeena La Rabo In lagula Soo Baxo Si dadban Oo Ay Shuraako Ku Yihiin Farmaajo Iyo Madaxda Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas Iyo Madaxwayne Ku Xigeenkiisa Mr Camay,

“Sadexda  Nin Oo Ah Calooshooda U Shaqaystayaal Aan U danaynaynin Qabiil Iyo Qaranka Soomaliyeed Toona Dhulbahante Iyo Majeerteen Aya Lagu Masaalay Dhiigyo Cabayaal Calooshooda U Shaqaystayaal Ah Oo Aanay Iyaga Kaga Dhimanaynin Wiilashooda Ay Dhaleen Iyadoo Dhamaanba Caruurtoodu Haysato waxabarasho USA Iyo Canada Iyo Europe, Hadaba waxay Doqoniimo Ku tahay Odayaasha Qaarkood Oo Ay Lacag Laaluusha Siiyeen Iyo Rag Kale oo Tiro Yar iyado Lasoo Ururiyay Wiilal yar Yar Oo U Badan Qabiilada YAR YAR Ee La Daga Majeerteenka Oo gahayle Kow Ka yahay, Miyaanay Ayaan daro Ahayn Miyaanay Indho La,aan Ahayn Miyaanay Dhabar Jab Ahayn dagaalada Xoogan ee Dhiiga Badani Ku daadatay ee ramadaanka Ay Qaadeen Iyago Ku jabay Tiroba Laba Jeer Aanay Ku Dhinteen In Kabada 200 Dhaawacauna gaadhaayo Laba Laab

Waxay   Ku Duuleen  dad SOOMAN Oo Tukanaaya salaadii Subax , Waxaana Xaqiiqa Gardarada dadka wadaa Inay Ku jabayaan dagaalkasta Oo Ay qaadaan ,Sida Runtiiya Colaada Iyo Cuqubada wali Ay Ku hanjabayaan Nimankaas Caloshooda U Shaqaystayaasha Ah Oo Uu Kow kayahay Mr Camay oo Maanta 30 May Safar Ugu Baxay Deegaano Ay  kamidatahy Buuhoodle Oo U rabo Inu Ciidamo Kasoo Qorto, Miyaanay damiir Xumo Ahayn Inu Dabka saaro Oo Dhiigooda Cabo Wiilal Aanu Dhalin Kuwiisiina Jaamacado U Dirsaday, Waa Yaabka yaabkiis Waxay  Doqoniimo Ku Tahay dadka Dhulbahante Oo Ah Inay Runta Usheegaan dagaalna Ninnagaga Dhimanmaayo Ay Yidhaahdaan Talo Midaysan Isugu Yimaadan   Tawfiiq Ilaahay xaqa hayna Garansiiyo Aamiin.

,ling,