Maxamed Muuse Diiriye, wasiir kuxigeenka warfaafinta ayaa ku doodaaya inuu xaq u leeyahay kursiga la isku hayo ee xildhibaannimada ee uu banneeyey Marxuum Ibraahim Kacaan oo dhawaan geeriyooday.

Xuseen Axmed Caydiid ayaa isaguna sheegaya inuu kursigan xaq u leeyahay.

 

Halkan Hoose Ka Daawo wArkan