Daawo:Sawirro Q1aad——-Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynaayay Suldaan Cabdiraxmaan Aaden Mahamed Abyan oo kadhacaday Oslo Norway

Oslo:(Waxsansheeg News)—-Suldaan Cabdiraxmaan Aaden Maxamed Abyan Ayaa Xaflad Soo Dhawayna Loogu Sameeyay Habeenkii Xalay oo Taariikhjdu Ahayd 14-April-2018 Magaalada Oslo Xarunta Dalka Norway Xafladan Oo Ahayd Mid Sii Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Isguna Yimaadeen Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Madax Aqoonyahano Odayaal ka Kooban Rag Iyo Dumar Iyadoo Goobtaasi Lagu Soo Dhaweeyay Looguna Duceeyay Suldaanka Beesha Reer Dood Suldaan Cabdiraxmaan Aaden Mahamed Abyan xafladan Oo Ahayd Mid Aad U Qiimo Badan Ayaa waxa Ugu Dambayntii Xog Iyo Xaala waran Duco Iyo dardaaran Siiyay Bulshadii Isugu Timi Goobatani Suldaan Cabdiraxmaan Oo Reer Norway U Yaqaanan Suldaan Cabdiraxmaan Awga.

 

DSCI4575DSCI4537,

 

DSCI4538 DSCI4539 DSCI4540 DSCI4541 DSCI4542 DSCI4543 DSCI4544 DSCI4545 DSCI4546 DSCI4547 DSCI4548 DSCI4549 DSCI4550 DSCI4551 DSCI4552DSCI4557 DSCI4558 DSCI4559  DSCI4562DSCI4575