Fadeexada Iyo Musuq Maasaqa Madaxda Qaranka SOOMALIYEED—Farmaajo Iyo Khayre Oo 5Milyan Oo Laaluusha Siiyay Gudoomiye Jawaari –dalkan Cadawgu Sahansaday–CIDI UMA MAQNA CIDI UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA

Muqdisho:–(Waxsansheeg News)—Maamulka Ka Jira Magaalada Muqdisho Oo Afartii Todobaad Ee Ugu Dambeeyay Ku Jiray Khalkhal Siyaasdeed Is Jiid Jiidasho Muran Iyo Is Muquunin Iyado Nin Ba Nin Ka Baqaayo Nin Walba Oo Madaxana Ay Daba Ka Riixaayeen Kana Dambeeyaan dawlada Isgu Jira Reer Galbeed Carabta Iyo Afrika–Iyado Dal Waliba Wato Nin Gaara Madaxwaynaha Farmaajo Iyo Raysal wasaare Khayre Iyo Hogaamiyayasha Golayaasha AQALKA SARE IYO GOLAHA SHACABKA Ilaa Ciidamada Xooga Kuwa Nabadgalayada Dalka Dibadiisa Ayaa Laga Xukuma waxaanay U Shaqeeyaan Cadawga Shacabka Soomaliyeed Iyado La Sahan sadayKHAYRAADKA SOOMALIYA OO JANO AH BADA IYO BARIGABA SIDA GAASTA SHIDAALKA MACDANTA KHAYRAADKA BADA IYO BARIGABA  Majirto Aduunyada Meel Ka Qanisan Soomaliya waxaase Aafo Ku Noqday dadkeeda oo Noqday Qaar aan Muwaadiniin Ahayn Ee Ah LAALUUSH QAATE IYO IIMAAN LAAWE  IIBSADAY SHACABKA MASAAKIINTA AH.

Murankii Gudoomiyaha Baaralamaanka waxa Ka dambeeyay Madaxwayne Farmaajo Iyo Raysal wasaare Khayre Oo Ka Baqaayay Inu Mooshin Ka Keeno Iyagoo Lacag Iyo Laaluush Ku Hurgufay Kuna Khalkhaliyay Dhamaanba Xildhibaanada baaralamaanka Soomaliya  Loona Qaybiyay Lacag Kabada 150kun oo Dollar Midkiiba

Geesta Kalena Gudoomiye Jawaari Loo Soo Bandhigay Inu Qaato 5Milyan oo Dollar Iskna Casilo Xilka Gudoomiyaha Baaralamaanka Iyago Todobaadkii Hore U Keenay Jeeg kadibna Uu Diiday Isgoo Jawaari Codsaday Lacag Kaasha Kadibna Loo Geeyayb habeenkii uu Malinteeda Is Casilay 5Milyan Oo Dollar–taasi waxay Ku Tusaysaa MUSUQ MAASAQA Iyo Calooshooda U Shaqaystayaasha Madaxda Ugu Saraysay Qaranka Soomaliyeed –Yaa Kala Qaatay Laaluushka Waa 3sadexdii Ugu Sareeyay Madaxda Qaranka–maxaad ka Filaysaa Kuwa Ka Hooseeya——SHACABKA DULMAN EE MASAAKIINTA AH WAXAAD OGATAAN Inaanu Jirin Muwaadin Soomaliyeed Oo Dantooda U Maqani—Halka madaxda Caalamku Wadankooda Usoo Dhacaan Wadamada Kale Kuwa Soomaliya Kharaadka Iyo Dalkooda waxay Dhaafsadaan LACAG Iimaanka Ilaahay Haydinka Qaado.waa Dulmideen Dadka Iyo Dalkee.

 

Muqdisho/warbaahinta Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg News

tuug23 tuugafarmajio khayare