Qarax Iyo Xasuuqa Lagu Hayo Shacabka Reer MUQDISHO Joogsanmaayo Ilaa Ajahanabiga Xooga Ku Dagen Xalane Iyo Jaziira Iyo Xeebaha Muqdisho Laga Xoreeyo–Meeyay Muwaadinkii dadkiisa Iyo Dalkii u Nixi Lahaa—Hoos Ka Daawo Video Gan Kuna Quus Qaado

 

Muqdisho:–Waxa Ah waxa Laga ooyo Dhibaatada haysta Shacabka Soomaliyeed Gaar Ahaan Kuwa Reer MUQDISHO oo Daris la Noqday Qarax Iyo Xasuuq Baas Oo Lagu Hayo waxaana Ka Dambeeya Cadaw Shisheeye Iyo Calooshooda U Shaqaystayaal Ay Adeegsanayaan Oo Soomaliya Oo Ilaahay aan Ka Cabsanaynin Oo Loo Dirto xadida Caruurta Iyo Waxyaabo Badan Oo Aan Lasoo Koobi Karin Hadaba Hada waxa Soo Kordhay Sun dadka Lagu Buufinaayo Iyo Irbado Lagu Mudaayo waxaana La raba In dalka Lagaa Tir Tiro Dhamaanba Soomalida Iyo Inta Caqliga Wanaagsan waxaan Soo Hungureeyay Soomaliya CADAW SHISHEEYE GAALO IYO ISLAAMBA waa In La Siiya Dhulkay Degen Yihiin Muwaadiniinta Soomaliyeed Si Looga Xoreeyo cadwaga.ma Jiro wadan caalamka Ah Oo Sida Soomaliya Loo Qabsday Loo haystaa oo Loo Gurto Macdanta Iyo Khayraadka Ilaahay Ku Manaystay Ilaa Caruurta Oo lagala Baxo Kaliyaha Beer Wadanaha sambabada Iyo Dhamaanba Xubnaha Muhiimka Ah,

,Muqdisho