Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:–hadaad Ilaahay ka Cabsato Waxwaliba Way Kaa Cabsanayaan —Daalinka Bahalaha Masaska Cid Waliba —Hadaad Ilaahay Ka Cabsan Waydo Adiga Ayaa cabsanaaya waana Lagugu Salidayaa

Waxa Xaqiiqa Qofka Ilaahay Ka Cabsada Ee xasuusta marwalba Inu Ilaahay U Sakhiro Oo Ay Ka cabsadaan Waxwaliba Daalin cadaw oo DFhan Ilaa Bahalaha Dadka Cuna ee Laga cabsadaa Adiga Ayay kaa cabsanayaan Ilaahayna Kuu Dulaynayaa, hadaadse Ilaahay Ka Cabsan Waydo ADIGA Ayaa Cabsanaaya waxaana Lagugu Salidayaa waxwalba,,Sidaas Daraadeed Ilaahay Ka Cabsada Oo Ilaahay Xuskiisa Iyo Xasuustiisa Badiya Muslimiintana U Duceeya Oo ka Ducaysta Xumaan wanaaga Ilaahay waydiista Wabilaahi Tawfiiq, Gaadhsii walaalaka Saaxiibka Ehelkaaga Wanaaga Iyo Qoraalkan Ku Anfacaaya Khayr Ayaad Ka Helaysaa,Intaas Maanta Hayno Joogto.

CABSIDA ILAAHAY FAA,IIDOOYINKA AY LEEDAHAY LAMA SOO KOOBI KARO KA FAA,IIDAYSO WAKHTIGAAGA

Waa Walaalihiin Bahada Warbaahinta Waxsansheeg News

Nagala Soo Xidhiidh

info@waxsansheeg.com

salaada