Hargeysa:—-Gudoomiye Cirro Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Heshiiska Iyo Guusha Usoo Hoyatay Somaliland–Waa Isku Talo Madaxda WADANI Iyo Xukumada Muqdisho–Buubaana Waad Maqlayseen Wuxuu Ku Hadlaayay Waana Makhraati Madoon Inay Isku Caqli Yihiin–Baryahan waxay Bilaabeen Inay Caayaan Soomaliya waxayse Is Leeyihiin Doorashada Soo Socota Ayaa Dhacaysaan Hadaad Caayi waydaan waxase Kashifay Buubaa Iyo Cirro Waa Yaabka yaabkiis.

,cirro xafiiska