Suxufiyada Caanka Ah Ee Deeqa Maxamuud Qaloombi Oo U Sharaxan Xildhibaanada G/Wakiilada Somaliland

London:(Waxsansheeg News)—-Suxufiyada Caanka Ah Ee Deeqa Mahamud Qaloombi Oo Ah Suxufiyada Qaaliya Oo Lawada Jecelyahay  Iyada Iyo Barnaamijyadeeda Bandhiga Deeqa Qaloombi Ayaa U Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ee La Qaban Doono Doorashadooda 2019 March Sanadka Dambe Bisha Sadexaad Hadee Eebe Idmo Deeqa Oo Waxsansheeg News Su,aalo Ka Waydiiyay Hankeeda Iyo Murashaxanimada Xildhibaanimada Baaralamaanka Somaliland Ayaa Noogu Jawaabatay Waxaan Jecelaystay Inaan Dalkayga Iyo Dadkayaga Wax U Qabto Kadib Markaan Arkay Maraxaldo Badan Iyo Meelo Badan Oo Banaan Una baahan Waxkaqabad Deeqa Qaloombi Ayaa Ka Sharaxan Xisbiga Talada Haya Ee KULMIYE Waxaanay Noo Sheegatay Inay Ku rajo Wayntahay Inay Ku Guulaysan Doonto Hadii Ilaahay Idmo jagada Xildhibnimada Ee Ay Isu Soo Taagayaatay Insha Allah, Deeqa Ayaa Ah Mid Ku Tiirsan Jirido Badan Sida G/Togdheer Balidhiig Baliwayn Cayanaba Iyadoo Deeqi Ahaan Jirtaya Macalimad Ardaybadan Wax Soo Baratay. Warbixinta Oo Dhamaystira Kala Soco Warabaahinta Waxsansheeg News Dhawaan Insha Allah.

 

London Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg News

deeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeq qaloomi