Wadaniyadu Waa Qaali Waana Shay U Baahan In Lagu Barbaariyo Caruurta Iyo Bulshada Dhamaanteed Laguna Daro manhajka Waxabarashada

Tusaalaha Todobaadkan Ee Waxsansheeg News:–Wadaniyadu Waa Shay Qaaliya Waana Waajib In Lagu Daro Manhajka Waxabrashada Guud Ahaana La gaadhsiiyo Deegaanada Heer Tuulo Ilaa Heer Gobol Iyado Ay Bulshadu Dhamaanba U Baahanatahay Waa Kuma Muwaadinku Wadanigu Waa Kee–Waxa Yaraan Lahaa Tahriibka Iyo Dhoofka Lagu Waalay Bulshada Oo Qofwaliba Rabo Inu Dalkiisa Ka Jecelaado Wadamada Dibada Taasina Waa aafooyinka Iyo Cudurada Ku Dhacay Bulshada Soomaliyeed Meelkasta oo Ay Joogto–Hadii Loo Sharaxo Wadaniyada Qofwaliba Jacaylka Dhulkiisa Ayaa Kusoo Maaxi Lahaa Waanana Ugu hambalayaynanaa Xukumada Somaliland Ee Madaxwayne Muuse Biixi oo 27 Sano kadib Ku Baraarugtay Inay Sameeyaan Kuna Daraan Manahajka Waxbarashada Afarata Kalaas Ee Dugsiga Sare waxase Ka Haboon In Lagu Bilæaabo Dugsiga 5,shanaad Waaa Marka Uu Jecelayahay Aradayga Yari Inuu Ogaado waxabadan Oo Ku Cusub Noloshiisa.Lasoco qaybta Hadhay Mawduucan Wadaniyada

top-news