Cilmi Baadhis Lagu Sameeyay Bulshada Soomaliyeed—Zinada Iyo Guurka Keeba U Fudud Soomalida–Yaase Ku Badan Fududaynta–Guursiga Ajahanbiga–Ma Dumarka Mise Raga???–Siday Sinadu Idiinku Fududay Guurka U Fududeeya Gaar Ahaan Dumarka–Ka Faa,iidayso Waa Warbixin Ku Anfacaysa U Dir Asxaabataada Ajara Ayad Heliy

Cilmi Baadhsi Lagu Sameeyay Daraasada Dhaqamada Hada Ka Jira Meelkasta Oo Soomalidu Joogto Dalka Gudihiisa Iyo Dabadiisaba Waxa La Ogaaday Inuu Guurka Iyo Gaabsiga Uu U Fududyahay Gaabsigu Soomalida rag Iyo Dumarba Iyadoo La Sheegay Inay Dumarku Ku Dheereeyaan Qaarkood Gaabsiga–WAA ZINADA Oo Ilaahay Agtiisa Ka Ah Dambi aadf U Wayn–Iyaga oo Guurka Adkeeya, Hadaba Walaashayda Soomaliyeeday Iyo Walaalakayga Soomaliyeedaw Ee Muslimka Ahaw Fuduude GUURKA ILaahay La Kaasho Ilaahay Dartiisna U Guurso Aad Barwaaqo Iyo Badhaadhe Ku Noolaatide Waayo Waxayaabahad Ilaahay Cabsidiisa U Samayso Dartiis Rabigaga SWT Ku Abuuray Wuu Ku Barakaynayaa Waanad Ku Liibanaysa If Iyo aakhiroba Insha Allah

Dumarka Soomalida oo Fududeeya Guurka gaabsiga  Ajahanabiga Kuna Giijiya Raga Soomaliyeed waxay Noqdeen Dumarka Aduunka Ugu Liita Uguna Sumcada Xun Oo Loo Bixiyay Qurbaha CHEAP AND CLEAN

Ilaahay Ka cabsada Ajahanabiga Adaa Ka Sareeya Adaa Ka Nasabsan Adaa Ka Quruxbadan Ada Akhlaaq Iyo Xalaal Kusoo Koray Ku Faan Islæaanimadaada Iyo Quraanka Lagugu Soo Barbaariyay Ilaahayna Ka cabso Guurka Walalakaga Soomaliga Ah Fududee Adiga Oo aan Odhanin Aan Is Barano Ma Baran Kartid Sanad Iyo 10Tobanasano Tooba Ilaahay La kaasho Oo La Tasho Hadaad Ka Hesho Muuqiisa Caqligiisa Nasabkiisa Tuko Laba Ragcadood Ilaahay Sujuuda Ku Barai Ilaahayaw Hadu Khayr Ii Yahay Ii Fududee Haduu Shar Iiyahayna Adaan Kaa Magan Galay,

WAA DHAQAN XUMO HADAYDAAN JOOJIN ZINADA IYO GUURKA RAGA AAN MUSLIMKA AHAYN IYO AAKHIROBA HALAAG AYAA IDIIN SUGNAADAY –WAA DUMARKA UGU FUDUD ADUUNKA UGUNA LIITA WAXA KA ADAG OO KA HANWAYN NAAGTA MADAW EE GAALADA AH SUBXAANNALAH,

Markiiba Ilaahay Hadu Khayr Kuu Yahay Wu Ku Jeclaysiiinaya Hadu Shar Kuu Yahayna waad Nacaysa,

Tuko Salaada Intaan Adiga Lagugu Tukanin Wanaaji Xidhiidhka Ilaahay Ku dadaal wanaaga Si Aad Aakhiro Uga Badbaado cadaabka Iyo cadho Ilaahay.

Wabilaahi Tawfiiq Allah Mahad Gaara Iska Leh

lasoco Qaybaha Hadhay Insh allah.

guur xun UF