Magacii Ugu Horeeyay ee La Odhan Jiray Magaalada Berbera Malao & Hiis/Maydh Waxa La Odhan Jiray (Mulus) in Peryplus of the Erythrean Sea—Waxaana Bixiyay Magacayada Nin La Odhan Jiray Erythrean Oo u Dhasahy Wadanka Griiga—Erythrean Macanaheedu Waa Bada Cas Waxaana Qaatay Wadanka Layidhaahdo Erythrea taariikhdan Ayaa Ahayd Wakhti Fog  oo Ahayd Nabi Ciise ka Hor Sida Ilaa Imanka Aanu Helnay waxanuse Rajaynaynaa Inaanu Taariikhdan Oo Dhamays Tiran Idiin Soo Bandhigno Hadaanu nahay Bahada Warbaahinta Waxsansheeg News. Insha Allah.

,berbera old buil