Tusaalaha Todobaadkan Waxsansheeg News:–Abaaraha waxa Kuugu Wacan Dadka La,Dulmaayo—Jeelasha Iyo ICLAAJ YADA –Waxa Jira Dad Lagu Hayo Iclaaj oo Aan Waxaba qabin Lacagna Lagu Qaato Dulmi Dulimaat

Hargeysa:Waxsansheeg News)—-Dulmiga Iyo Dibin Daabyada Lagu Hayo Dadka Sida Maxaabiista Jeelasha Ku Jirta Kuwa Laaluusha Aan Awoodi Karin Kuwa Iclaaj Ka Iyo Goobaha Ganacsi Loo Furtay Iyago dad Isku Sheegaaya Waado Ay Ku Qaatan Lacag Joogto Ah Dadkaas Oo LUGAHA Silsilad Lagaga Xidho Lana Dulmo Iyago La Sheegay In Bishii Lagu Qaato Lacag Ka Bilaabanata Kana Badan 150Dollar Ma Jiraan Cid Kawarahaysaa Dadkooda Ayaa Bixiya Lacagta Isma Yidhaahdaan Qofkani Malaa Waxa Uu U Baahanyahay In Loo Guuriyo Lala Sheekaysto Daraasad Balaadhan Lagu Sameeyo Noloshiisa Intay Geeyaan Goobaha Iclaajka Lagu Tilmaamo Ee Ganacsiga Loo Furtay Ayaa Lugaha Lagaga Xidhay  Silsilad Bilkasatana Lagu Qaata Lacag–Ilaahay waa Araka Ishiisuna Ma Hurudo.

Maxaabiista Ku Jira Jeelasha waa Dad Kula Mida hadaanad Haynin Cadaymo Ka Daa Laaluushka Ilaahay Uga Cabso Xukumaduna Hoos Haw eegto hana Loo Sameeyo Gudi Ka Shaqaya Dabagalka Iyo Nidaamka Dhibanaha Iyo Ka Bukaba Markaas  Ayaa Ilaahay Roobkiisa Raxmadiisa  irsaaqadiisa laydiin Balaadhinaya Inta dad Dulma Oo Danyartu Ka Midtahay Iyo Kuwaan Soo Tilmaamay Adna Aad Dharagsantahay Helimasid Raxmad Ilaahay Aakhirona Ciqaab Ayaa Kaa Horeeya Ka cabasada Ilaahay dadkana Haloo cadaalad Falo Iclaajyada Hoos Haloo eego Iyo Kuwa Jeelasha  Lagu Ilaaway.

Hargeysa/Waxsansheeg News/Office

Info@Waxsansheeg.com

jeel11