Bahda Warbaahinta Waxsansheeg News:—Oo Idinleh Sanad Wacan o Wanaagsan Sanadka Milaadiga Oo 2018 Mid Khayr Qaba Ilaahay Haynooga Dhigo Ducadaa Muhiima badhaadhe Iyo Barwaaqo Ilaahay Haynooga Dhigo Aamiin Aamiin Aamiin

 

Wakhtiga Iyo Waayaha Uu Wato Ilaahay Mid Khayr Qaba Haynooga Dhigo Waana Waajib In Aad Ku Ducaysato Khayrkiisa Ilaahay Sharkiisa Hayanaga Hayo Dhamaanba Muslimiinbta Dhibaataysana Ilaahay Dhibka Haka Qaado Waxaanu Idin faraynaa Ducada Ku Dadaala Ilaahay Haynaga Aqbalo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Warbaahinta Waxsansheeg News

waxsansheeg-re