Tacsi:–Innaalilaahu Wa Innaa-Ilayhun Raajucuun Ilaahay Haw Naxariisto Cabdillaahi Cumer Oo Dhawaan Ku Geeriyooday Magaalada MUQDISHO Waxaa Diraaya Dadka Hoos Ku Qoran Tacsidan

Waxaanu Marxuum Cabdi Laahi Cumer  Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaahay Janadi Fardawsa Ka Waraabiyo Aamiin Qoys Qaraanbo Ehel Asxaab Ilaahay Samir Iyo Iimaan Hayanaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Dhamaanba Reer Sheikh Faarah Gabaar Iyo Intay Dhaleen

Hooyo Khadiija Yuusuf Cawaale

Hooyo Cibaado Xasan Guuleed

Hooyo Casha Colaad Cawaale

Mahamaed Sugaal Geele Xaaskiisa

Saleebaan Kabawayne Iyo Xaaskiisa.

Gudoomiye Ahmed Awde Xaaskiisa

Eng, Mahamed Jamac Dhiif Xaaskiisa

Garaad Cabdi Hakiim Garaad Mahamud Cali Shire

Sh Ahmed Dhagacade Iyo Xaaskiisa

Said Cilmi Iyo Xaaskiisa

Cabdi Saciid Saleebaan Dhaylo Iyo Xaaskiisa

Mahamed Xusen Rooble Iyo Xaaskiisa

Xaji Jamac Nuur

Dhamaanba Dadkani Waxay Tacsi Balaadhan Markale U Dirayaan Ilaahay Ha U Naxriistee Cabdillaahi Cumer Ilaahay Janatul Fardawsa haka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin

tacsi1