Tacsi:Innaalilahu Wa Innaa Ilayhun Rajucuun Geerida Ku Timi Cabdilaahi Cali Yare Oo Ku Geeriyooday Dhawaan Hargeysa Ilaahay Ha U Naxriiste

waxaanu Ilaahay Uga Barayaynaa Marxuum Cabdillaahi Cali Yare Inu Ilaahay Janadi fardawsa Ka Waraabiyo Idinkana Ilaahay samir Iyo Iimaan Haydinka Siiyo Dhamanteenab Qoys Qaraabo Ehel Asxaab Aamiin Aamiin Aamiin,

waxa Diraaya Dhamaanba Dadka Hoos Ku Qoran

Macalim Cawil Siciid

Abwaan macalim Mahamed Sugaal Iyo Xaaskiisa

Gud,Ahmed Awed Islmail Iyo Xaaskiisa

Abwaan cabdillaahi Saleebaan Bide Iyo Xaaskiisa

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa

Eng,Mahamed Jamac Dhiif Iyo Xaaskiisa

Saleebaan kabawayne Iyo Xaaskiisa

Garaad Cabdi Xakiim Garaad Mahamud Cali Shire

Cabdi Yuusuf Xaashi Iyo Xaaskiisa

Dayib Oday Iyo Xaaskiisa

Saleebaan Ibraahim Caabi Iyo Xaasaskiisa

Mohamed Tahar Sulub Iyo Xaaskiisa

Ahmed Aw Ali Seedaliyo Iyo Xaaskiisa.

Ifraax Jaaquur Iyo Caruurteeda

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar

26001108_1507827122664469_7156625337500866419_n