Fadeexada Wasiiradii Hore Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Ku Dudaaya Maxaa Muuse Biixi Xil Noogu Magacaabi Waayay–Waxay Ku Tusaysaa Inay Yihiin Calooshooda U Shaqaystayaal Xilku Waa Meerto Hoos U eege dadka Kale Ee Idinla Midka Ah dadku Idinkuun Maahee.

Hargeysa:–Waxsansheeg News)-waxa layaableh Oo Ilaa Maalintii Shalay dadku Iswaydiinayaan Wasiiradii Hore Ee Xukumadi Wakhtigeedu Dhamaaday Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Isugu Yimi Qado Iyo Casumaad Qaarkoodana Ay Ka Muuqatay Cadho Iyo Ciil Taasi Waxay Ku Tusaysaa Inay Yihiin Calooshooda U Shaqaystayaal Raba Inay Kaligood Noolaadan, Cajiib Ma,Waxaad Ololaha KULMIYE Ugu Jirtay Inaad Hesho Xil Mise Mabda Iyo Inu Muuse Soo Baxo Oo Madaxwayanah La Doortaa Noqdo Xisbigaaga??? Waa Yaabka Yaabkiis Hadaad tahay MUWAADIN saxa Ogolow In Shalay Adiga Aad Ahayd Wasiir Ama Shaqaale Maantana Midkale Oo Muwaadina Uu kaaga Xaqleeyahay Barina Midkale, Ha Noqon Calooshiisa U Shaqayste Han Gaaban Oo Jecel Inu Kaligii Noolaado Dalka Iyo dadkaba Hoos U eeg Caqligaaga wanaagasan Ku Biiri Ka La Doortay Maanta Haka hagran Hana Ka xaasidin Waxaad Ku Dhaanto Iyo Haybadiisaba. Noqo Shakhsi dadku ka Arkaan Mid Iimaan Qaba Ha Noqon iimaanlaawe Bilaa Mabda Ah Oo Cuna Oo Caba,

Hargeysa Waxsansheeg News/

Info@waxsansheeg.com

ex wasiiro siilaanyo