Tacsi:-Innaalilaahu Wa Innaa-Ilayhun Raajucuu Geerida Ku Timi Marxuum Mahamed Cumer xandule Ilaahay Ha U Naxriiste waxa Diraaya Reer Sheikh Faarax mahamoud Gabaar Iyo Caruurtooda

waxaanu Ilaahay Uga Baryayanaa Marxuum Mahamed Cumer Inu Ilaahay Janadi fardawsa ka waraabiyo Aamiin Qoyskii Qaraabo Ehel Dhamaanba Ilaahay Samir Iyo Iimaan ka Siiyo Aamiin Gaar Ahaa Ilam Mahamed Cumer. Aamiin

Waxa Isna tacsidan Diraaya o kamida

Cabdi Axmed Guray Iyo Xaaskiisa

By Abw, sidiiq Sh Faarah Gabaar

tacsi1