Daawo:—Nin Soomaliyeed oo Naag Maraykana Oo Gaala Guursaday Maxaa ka Raacay Muxuuse Kala Kulmay–Isgo Sheegay Inu Rabay Markii Hore Gabadh Soomaliyeed Beena Loo kala Sheegay Lana Kal xaasiday–Waa Lagu Yaqaana xaasdinimada Soomalida Maah Maah Ayaba Jirta Soomaliya Oo Tidhaa Hadaad GUrsato Cay Ceeb Waa Nin Xun Waa Naag Xun Ee Ka Yaaca Ma Waayasid Hadaadse Amaan Doonayso Dhimo Maalintaad Dhimato Waxa Uu Ahaa Waxay Ahayd Qof Qiimo Badan Sharafleh Ilaahay Ka Cabsta.Waxay Ku cadaynaysaa Dulininmada Soomalida Beenta Iyo xasadka–Maanta Hablihii Soomaliyeed Ayaa Ku Guur Beelay Meel Walba oo Qaarkood Haadu Ka Dharagatay,Ilaahay U gargaar aamiin.

,kn