Xukumada somaliland ee sharafta badan waxan kula talinaya inaanay magac u samaynin dadka low classka ah sida dabacasar iyo coldoon Nucmaan Hilaac oo ah laba nin oo xanuusanaaya .lama xidhikaro lalama hadli karo ciyaalka muĺwaadiniinta ah aya suuqa ka saaraya ee haloo diro.waayo waxaynu noqonay dalka ugu horeeya dimuqraadiayada Qaarada Afarika Sidaas daraadeed haday Damiir Leeyihiin Ciyaalaka Iyo Dumarku Kamay Riwaayadaysteen Shakhsiyaadka aan U qalmi In Ay Is Hortaagan Ciidamada Nabadagalyada  Ee Sharafta naga Mudani, Waxay Ku waasheen Somaliland Dabacasar waxa Uu Hargeysa U Tagayna Munaaqad Iyo Xumaan Waayo Waa Nin Waalan Coldoona Xumaan Ayu La Jecelyahay Somaliland Nucmaana Hilaacna waa Magac Doon.

by Tufaax Hirsi Muuse

London U.k

tufaax waji2