Falanqaynta Khudbadii Madaxwaynah Cusub Muuse Biixi  Waxa Uu  Ugu Horayasiiyay Daraawiish Halku Ku Xigsiin Lahaa Faarax oomaar Ayuu Ilaaway Ma,Gafbaa Mise Waa,Jibo–Faarax Oomaar Waa Faather Of The Nation Somaliland

Waxa Maanta Qasarka Madaxtooyada Lagu Dhaariyay Madaxwaynah Cusub Ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Kadib Khudabdiisii Waxa uu Siu Jibo Leh Uga waramay Xilka uu Qaaday Culayskiisa Kadib Waxa Uu Xusay Taariikhda Jammuuriyada Somaliland Iyo Halgamaagii Taariikhda Mudnaa Ee Soo Maray waxaanu Ku Bilaabay Daraawiishtii Oo Ahaa dagaalyahano  kasoo Horjeeday  Gumaysigii Lagu Hayay Umada Kana Horjeeday Gumaystihii Waynaa ee Ingiriiska kadib NMuuse waxa Uu Ku Xigsiiyay Sh bashiir Iyo Culumadii waxaanu Kusoo Gabo Gabeeyay URURKII SNM Oo Ahaa Kuwii Ugu Dambeeyay,

Hadaba Taariikhdu Waa Mudan waana waajib In la Xuso Lana Xasuusto waxaanu Ilaaway Md Muuse Biixi Halgamaagii Waynaa ee Xadhiga U Galay Halganka uu Kula Jiray Gumaystaha Ingiriiska FAARAX OOMAAR Oo Ahaa aqoonyahan  Lagu Xidhay Dalka Hindiya Isgoo Laleeyahay Ka Noqo Mabda,aaga waxaanu Faarax Oomaar Jeel Kula Xidhnaa Halgamaagii Waynaa ee Hindiya Xoreeyay Mahthma Gandhi oo Loo Bixiyay Faataher Of The Nation India,

Faarax Oomaar Iyo Gandhi Waxa Lagu wada Xidhay Jeel Ku Yaala Punjab magalo Layidhaa Jandigar,

Hadab hadii Uu Jibada Iyo Farxda Uu Maanta Ku Ilaaway Madaxwayne Muuse Biixi Halgamaaga Wayn Ee maamuuska Mudan FAARAX OOMAR Waa Inu Xusaa Taariikhdiisa Una Duceeyaa waayo Waa Mid Ku haboon In Lagu Faano Geesigaagag Iyo Ninkaaga Taariikhad wanaagasan usioo Hooyay Gayiga Qaranka Somalilan.

m biixi