Horyaalka Siyaasada Somaliland oo Noqday Habar Jeclo Kursiga Uga Kac Ku Fadhiisi Kulana Dadaal Buur Iyo Bariba Dal Iyo Dibadaba in Muuse Iyo Jeegaanta La Xoojiyo—Waa Mid kamida Siyaasadaha Caalamka Ee  Aragtida Fog ee Horumarka Keena Waana Guulaha Jacaylka Iyo Wadajirka Shacabka oo is Kaashada

HIIL IYO HOO AYAA LAGA HELA WAANA LA HUBAAYE HAMOOGAANINA,ABAALKOODA

Sida Xaqiiqada JSL Waxa ka Taaba Qaaday Siyaasad Aragti Dheer oo  Ka Horaysa Ta caalamku Isticimaalo Iyada Oo Lagu Kala Aragti Dheeryahay hadaba Horyaalka Siyaasada Somaliland waxa Horyaal U ah Laga Soo Bilaabo 1947 markii laga Soo Laabtay dagaalkii Labaad ee Dunida Inay Beelwaynta Tirada Iyo tamarta Badan ee loo Qiray Difaaca Iyo Gobianmida xaq Soorka Saamiga qaadhaanka Iyo Marti Soorida Ay Hogaan iyo Hormuud Iyo Horyaal u Noqdeen HABAR JECLO, daglaayahnakii Faarax oomar oo Ahaa aqoonyahan  U Dagaalama Xoriyada Dalka Iyo dadka Sheikh Bashiir oo Ahaa halgaa caana aas aasihii URURKII Dib U Xoraynta Ee SNM  Ismaciil Cali Abokor Oo Bilaabay 1973 Kuna Guulaystay Somaliland ta maanta Madaxwayne Siilaanyo Oo Noqday Madaxwayne Taariikh Dheer Dhigay Iyda oo Ilaa Imanka Laysku Raacay Inay tahay Beeshaasi Horyaalka Siyaasada Geeska Afrika, Waxaanu Dhawaan soo Bandhigayna faah Faahin Ku Saabsan Barnaamijka la Soco Akhristow Hadii Eebe Idmo Insha Allah tacaala.

Ali M Hassan

London U.K

MAQAAL QA