Tacsi:–Innaalilahu Wa Inaa Ilayhun Raajucuun Ilaahay Ha U Naxariisto 16-09-2017 Mahamed Abokor Dabagaale Oo Hada Ku Geeriyooday Magaalada Shaffield Ee Dalka Ingiriiska–Waxa Diraaya Dhamaanba Reer Sheikh Faarah Mahamoud Gabaar Iyo Intay Dhaleen

Waxaanu Ilaahay Uga Barayanaa Marxuum Mahamed Abokor Xaji Axmed Ilaahay Godka Hawnuuro janadi Fardawsana Ilaahay haka waraabiyo Dhamaanba Qoys Iyo Qaraabo Ehel Asxaab Ilaahay Samir Buuxa Hayanaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin. Waxa uu Ahaa Walaalakay Mahamed Abokor Garyaqaan dad yaqaan  Deeqsi Qofkasta Kaftan Iyo farxaanimo Lagu Yaqaanay Xigmad Badana Lagu Yaqaanay Abwaan Ayuu Ahaa Ilaahayn Janadi Fardawsa haka Waraabiyo aamiin Aamiin Aamiin.

 

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

tacsi-