Mudaharaad Hada Gil Gilay Agagaar Madaxtooyada Somaliland + Waxa Soo Kordhay. Mudaharaad Xoogan ayaa waxaa uu hada golgilay afaafka hore ee wasaaarada

Wabarashada Somaliland oo dhinaca Galbeed kaga beegan xarunta madaxtooyada Somaliland .

Mudaharaaadkan ayaa waxaa sameynaayey Ardeydii Dhacdey Imtaxaankii Shahaadiga ahaa ee Somaliland oo iminka lagu dhawaaqey isla markaana tirada Ardeyda dhacdey ay ku dhaw dahay Laba Kun oo Ardey.
Ardeydan mudaharaadeysa ayaa waxaa ay dhagaxaan la dhaceen Wasaarada waxbarashada isla markaana waxaa ay xidheen wadada hor marta Wasaarada oo loo sii maro xarunta madaxtooyada .

Ciidamada Booliska ayaa hada soo gaadhey goobta isla markaana kala dareeriyey ardeydii mudaharaadka wadey.

war-deg-deg-ah