Aarhus:–Waxsansheeg News:—Sindabad Restaronte oo ku Yaala Magaalada Aarhus ee caasimada Labaad ee dalka Denmrka waxa Uu Kuugu Baaqaya Cunto Macaan oo tayo Leh Iyo Qiimo Jaban Waa Restaronte Ah Kuwa Cuntada la Gurto Waad Ku Ceshanayaasa Ilaa aad Ka Dhargayso waana Qiimo Jaban Cabitaan Iyo Cuntadu Waa 70Kr Oo Kilya Hadaba Makhaayadan oo Ku Taala BASAARKA MAGAALADA AARHUS Waxa Wada Leh Carab Iyo Soomali Waxaana Sheer Ka Galay Ganacsade ASAD Oo Aad ka Dheehan Doontaan Video Ga Iyo sawirada hadaba hadaad Ku Nooshahay Aarhus Iyo Nawaxigeeda Iyo dalka Denmark Hore U gaadha Makhaayada Cuntada ee Sindabaad oo Ku Dhex taala Basaarka aarhus. HOOS KA DAAWO VIDEO-IYO  SAWIRO.

 

DSCI4231

DSCI4232 DSCI4233 DSCI4234 DSCI4235 DSCI4236DSCI4237 DSCI4238 DSCI4239 DSCI4240 DSCI4247 DSCI4248 DSCI4249 DSCI4250 DSCI4257 DSCI4258 DSCI4259 DSCI4260 DSCI4267 DSCI4268,

DSCI4276