Denmark(Waxsansheeg News)–09-09-2017——–Xaflad Lagu dardar Gailnaayo Dacwada Iyo Iskaashiga Walaalinimada  Qalbi Fayoobida Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Slagelse  Oo U Dhaw Magaalada Caasamada Dalka Denmark ee Copenhegan Kulankan Ayaa waxa Isugu Yimi Culimo Sh Cabdillaahi Xambali Sh Ahmed Dhagacade Sh Mahad Iyo Gudoomiyaha Warbaahinta Waxsansheeg News Iyo  Dhalinyaro Haween Waxgaradka Magaalada Degen Iyo Nawaxigeeda, Culimadan Ayaa Muxaadarooyin Iyo Khudbado Dhiirigalin Wacdiya usoo Jeediyay Bulshada  Xafladan Oo Uu Soo Qaban Qaabiyay Maamulka MASJIDka MAGAALADA SLAGELSE EE TAWFIIQ MASJID Xafladan Iyo Kulankan Ayaa Kusoo Gabo Gaboobay Kahyr Iyo Ducooyin Loo Duceeyay Muslimiinta Masiibadu Ku Dhacaday Ee Lagu Xasuuqaayo Dalka Burma.DSCI4213 DSCI4214
DSCI4216
DSCI4195 DSCI4196 DSCI4197 DSCI4198 DSCI4199 DSCI4200DSCI4201 DSCI4202

DSCI4205DSCI4217DSCI4218 DSCI4219 DSCI4220 DSCI4221DSCI4211 DSCI4212 DSCI4213