A1 ,

Hambalyo Meherka Ayaanle Xasan Yuusuf Iyo Xafsa Mohamed Xasan Yuusuf Oo ka Dhacay Masjid Tawxiid Copenhegan Denmark maansha Allah Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax–Waxa Diraaya Hambalayada jaaliyada Soomaliyeed Denmark Gaar Ahaan Tawxiid Masjid. Waxaanu Ilaahay Uga Baryayanaa Inu Lamaana Dhalinyarada Is Doortay Ilaahay Haysu Barakeeyo Guri Khayr Qaba Wiil Iyo Caano Gabdh Iyo Caano aamiin Aamiin Aamiin.

 

A2 A3 A4 A5 A6 A7 A8 A9,

W