Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:——Xisbiga WADANI Iyo Lacagtii Ugu Dambaysay Ee Farmaajo Siiyo—13.5 Million Dollar–“&+3.5Million Loogu Balamiyay Madaxwaynaha Puntland Inu Uga Jaro DPWORLD Boosaaso

Dawlada Fedaralka Soomaliya ee uu Hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo Oo Xal Soomaliwayn Lagu Heli Karo U Arkay Iyo Sidii Ay Kusoo Celin Lahaayeen Somaliland oo Dib Uga Noqotay 1991 Midnimadii Soomaliwayn Ayaa farmaajo Iyo Xukumadiisu Waxay Is Tuseen Hadii La Helo Xisbiga WADANI Oo Ay Gudoomiyihiisa Iyo Madaxda sare Ku Kulmeen Nairobi KENYA Kadibna Ay Kulamo Badan Kula Qaateen Goobo Badan Oo qarsoodiya Iyado uu Arinka Isku Xidhka Madaxwayne Farmaajo Iyo XISBIGA WADANI Ka Shaqeeyay Siyaasigii Falaagoobay EE

Ismaciil Mahamoud Hure BUUBAA)

BUUUBAA Aya Intu Hargeysa Ku Sugnaa Ahaa Wakiil U Fadhiya Fedaralka Soomaliya Magalaada Hargeysa Markii Dambena Kaga Baxay Baasaaboorkii Soomaliga Ahaaa Kadib Marku Fuliyay Isku Xidhka XISBIGA WADANI Iyo Xukumada Farmaajo, Hadaba waxa Jirta Lacago Badan Oo Loo Soo Diray Hogaanka Sare Ee Xisbiga WADANI CIRO Iyo XIRSI Lacagtan Oo Loogu Talo galay In Lagu Hafiyo Bulshada U Diyaar Garoobaysa Doorashada waxaana Ugu Dambaysay 13.5 Million MUQDISHO Looga Soo Diray Iyo 3.5 Million Madaxwaynaha Puntland Lagu Amaray Inu Uga Jaro Lacagta DP WORLD Boosaaso Total Waa 17 Million–Mooganaanta Xukumada Somaliland Iyo Carqaladaha ka Soo Bilaamay Durba Deegaanda G/Sanaag Iyo G/Sool MAGAALADA TALEEX Iyo Ciro Iyo Waftigiisa Oo Lacagtii Qaybinaaya. cawaaqib Xumada Kasoo Socota Fidmadan oo Horseedi Karta Dagaal Sokeeye o Laysku Baabo,O Iyadoo La Rabo In Dalka La Keeno AMISOM Loona Soo Raro Dagaaladii Iyo Dhibaatadii Mudadad Badan Ka Taagnayd Koonfurta Soomaliya Iyo Magaalda Mudisho. Hadaanay Shacabka Iyo Xukumada Somaliland Iska Kaashan waxa Soo Socda waa Laga Sheekaynayaa–Waxa Makhraati Ka Ah Gudoomiyah WADANI Oo Ku Ololaynaaya CIIDAMADA QARANKA AYAAN LACAG IYO GURYO U DHISYA Waa Fikarka lagu Qafilay Ee MUQDISHO Iyo sasabaada gaar.

La Soco qaynaha hadhay,

Info@Waxsansheeg.com

waxsansheegnews