Tacsi Tiiraanyo Leh:—-Innaalilaahu Wa Innaaliayhun Raajucuun—-Waxa Geeriyooday Malintii Shalay 10/08/2017 Ilaahay Ha U Naxaruiiste Agaasimihii Wasaarada Kaluumaysiga Khayradka Bada Somaliland(Saam Cumer Geedi)

Waxa uu Ka Mid Ahaa dadka Kor usoo Qaaday Aqoonta Gaarana U Lahaa kalmuuaysiga Iyo Khayraadka Bada waxaanu Ahaa Ruux Qaali Ku Ahaa Wasaarada kaluumaysiga Ilaahay Ha U Naxarsiitee.

Waxaa mar dhowayd ku geeriyooday Magaalda Hargeisa (Saam Cumer Geeddi) Agaasimihii Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Somaliland Ilaahay Ha U Naxariistee
Ilahay samir iyo iimaan Haka siiyo Qaranka Somaliland Gaar Ahaan Qoyskii Qaraabadii Ehelkii Caruurtii U Katagay Iyo dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Wasaarada kaluumaysiga Iyo Khayraadka Bada JSL
Saam Cumar Geedi waxaa uu kamid ahaa dad aan badnayn ee aqoonta Ku Tilmaana Ilaahayna Janadii Fardawsa ha Geeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

By Gudoomiye Ku Xigeenka Somaliland Fair Fishing Ahna Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Denmark Mahad Faarah Aaden

Copenhegan Denmark.mahad faarax 1