2Laba Tacsiyadood :–Innaalilaahu Wa Innaaliayhun Raajucuun Ilaahay ha U Naxriisto Ibraahim Mahamed Siciid(Dhagawayne)– Iyo Marxuum Xasan Aden Ayaanle Oo Labdoodaba Bari Lagu  aasayo magalada Hargeysa  Iyo magalada Al Cayn ee UAE Ilaahay Ha U Naxriisto Ilaahay janadi ha Geeyo Aamiin

Waxaanu Labada Marxuum Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaahay Janadi Fardawsa Ka Waraabiyo aamiin Aamiin Aamiin

Qoys Iyo Ehel Qaraabo Samir Iyo Iimaan Ilaahay haydinka wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Waxa Diraaya Iloama Csimaan Saalax (Ilama Cagacade) Hooyo faadumo Ismaciil.

Iyo

Sidiiq Sh Faarah Gabaar xaaskiisa kaltun Jamac dawaare

 

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Kaltun Jamac Dawaare

tacsi1