Hambalyo Meher Farxadleh Oo Ka Dhacay magaalada Aarhus ee Denmark Maanta 08-08-2017 waa Iimaan Cabdirixiin Cali Warsame Iyo Miski Sahal Cabdi gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

 

Dhamaanba Jaaliyada Afka Soomaliga Ku hadasha ee Dalka Denmark Oo Hamabalyo Iyo Duco U Diraaya Lamaanaha dad yar ee is Doortay Ilaahay Haysu Kiin barakeeyo Guur Wacan Iyo Guri wacan Barwaaqo Bash Bash Ilaahay Haydinla Kulan Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin,

 

By Sidiiq Sh Faarax Gabaar

Hambalyo (1)hambalyo