Tacsi Tiiraayoleh—Innaalilahu Wa Inaa-Ilayhun Raajucuun—Geerida Ku Timi Aden Cabdi Hayaag oo Shil Ku Galay Dalka Sweden Laguna Aasay Sweden Maalinti Jimcaha Ilaahay Ha U Naxriiste

Waxaanu Ilaahay Uga baryaynaa Inu Ilaahay Geeyo Janadi fardawsa Qoys Iyo Qaraabo Samir Iyo Iimaan Inaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin gaar Ahaan Aabo Cabdi Hayaag Iyo Hooyo Hinda Ahmed Cali

Hooyo Faadumo Cali Abokor Iyo Caruurteeda

Hooyo Khadiija Yuusuf Cawaale Caruurteeda

Ubax Jaamac Yuusuf Iyo Caruuteeda

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo xaaskiisa Kaltun jamac Dawaare.

Ahmed jamac Dawaare

saleebaan kabawayne Xaaskiisa

Abw,Mahamed Sugaal Geele Reerkiisa

Wariye Mahamed Jamac Dhiif Xaaskiisa Saynab Kayse Aden Seed.

Kayse Axmed Xubin xaaskiisa

Abdi Axmed Guray xaaskiisa

Mahamed Jamac Khayre

Cabdirashiid Cali xamari

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar—Xaaskiisa Kaltun Jamac Dawaare

tacsi-2