Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:–Dhamaan dadwaynah REER KOFUREEDKA Oo U Olalaynaaya Kuna Faraxsan Inu Xisbiga WADANI Soo Baxo—Iyago Geesta Kalaena Kanaxay Dr Adna Aden Dhakhtar Oo Ay Ka Ooyeen Markii Loo Magacaabay Ergayga Somaliland Uga Qayb galaaya Wadahadalada Somalilalnd Iyo Sooma,liya

Hargeysa:–(Waxsansheeg News)—Sida Xaqiiqadaa Ah Siyaasadaa Arimaha Dibada ee Dhaafsan Dalka Somaliland Gudihiisa waaxaad Arkaysaa markaada Meela Fadhiyada Iyo Goobaha Bulshadu Ku Kulanto Aad Aragto Ka Socda Kaftan Iyado Soomalidu Hore Ugu Maah Maahaday Reer Magaalku KAFTANA Ayuu Sheekada Dhabta Ah Ku Dhamaystaa

Hadaba Dhamaanba dadwaynaha Ku Kasoo Jeeda Fedaralkaa Soomaliya Ee Qurba Jooga Ayaa Waxay Isha Ku Hayaan Inu Xisbiga WADANI Ku Guulaysto Doorashada Madaxwaynaha Ee Bisha Koob Iyo Tobnaad Ka Dhici Doonta Somaliland Iyago ka Dhex Arkaaya Markaad waydiiso waxay Ku Jeclaadeen Wadani, Waxay Cadeeyeen Inay Hadii uu Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan  Cirro Ku Guulaysto Doorashada In a Helaayo Soomaliwayn, Hadiise Uu Ku Guulaysto Muj,Muuse Biixi Cabdi Ay U Arkaan Inay Somaliland Ictiraaf Buuxa Helayso,

Gesta kale Waxa Dhawaan Loo magacaabay rgayga Uga Qaybgalaaya Wadahadalada Somaliland Iyo Soomaliya Drt Adna Aden Dhakhtar Oo Ah Ruug cadaa ah hadaba magaacbisa madaxwayne Siilaanyo u Magacaabay Ergaygaa waxa ka Naxay daka Fedaralka Soomaliya Ku Abtirsada Iyagoo sheegay Inay Ka Quusteen rajo Soomaliwayn waxaanaay Ku Tilaameen Muwaadinad Xagjira Oo Taariikh Dhaba Soo Bandhigaysa badana Ku Daraysa Soomaliya Iyo Mabda Ay Wataannba.

Dulucda u Jeedadad Qoraallkan Tusaalaha Todobaadka kala Garo Nin Iyo Geed

warqabaadka Guud e Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com

sir ciro