Tacsi:—Inaalilahu Wa Innaa-Ilayhun Raajucuun_–Tacsi Ku Socota Ilaahaay Ha U Naxriiste Maahamed Nuur Guunje Oo Burco Laagu Aasay25-07-2017 waxa Diraaya Reer Sheikh Faarah Gabaar Iyo Intay Dhaleen

Ilaahay Ha U Naxariiste Mahamed Nuur Guunje Oo Shaalay Lagu Aasay Magaalada BURCO waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Janadii Fardawsa Inu laahay Kawaraabiyo Aamiin

Dhamaanba Reer Nuur Guunje Ehel Qaraabo Qoys Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haynaga Wada Siiyo mahamed Nuur Guunje Ilaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun Jamac Dawaare

tacsi1