Sir Culus:—Farmaajo Oo Amar Ku Bixiyay In Puntland Dastuurka Ka Saarto Deegaanda Warsan-Gali Iyo Dhulbahante–Imankana Ku Sii Wajahan Safar Uu Ku Tagaayo Puntland Waa maxay Ujeedada Laga Leeyahay Ma,Moogoow???

Madaxwaynaha Fedaralka Soomaliya farmaajo Oo In Dhawaydba Ku Mashquulsanaa Sidii Uu U Bur Burin Lahaa Qaranimada Somaliland, Isgoo Soo Diray Siyaasi Buubuuba oo hargeysa Yimi Mudana Xogo Badan Urursanaayay XISBIGA WADANINA Toos Ugu Xidhay Dawlada Xamar, Ayaa Markuu Ku Guulaystay Siyaasi BUUBAA Arinta WADANI Iyo Farmaajo Iyo xadhko Badan Oo Uu ka Soo Xidhay HARGEYSA Intu Joogay Ayuu dalka Ka Baxay Isgoo Sita Baasaaboor Soomaliwayna ,

Xisbiga WADANI Ayaa hada ka Hela Dhaqaale Aad U Tirabadan Oo Lagu iibsado dadka Reer Somaliland Lacagtan Oo Ilaa Heer Gobol Ilaa Heer Degmo Gaadhay Habeenkiina Lala Gudfo Guryana Lagu Qaybiyo.

Waxa Kale Oo MUQDISHO tagay Ismo Ka Mida Khaatumo Madaxwayne farmaajona Ka Codsaday Inu Maamul Goboleed U Aqoonsado KHAATUMO Madaxwayne Farmaajo Ayaa Ku Yidhi Reer Qudhi Ma Noqon Karaan Maamul Goboleed ee WARSANGALI hadaad Soo Kaxaysataan Labna Belood Waan Siinaya Maamul Goboleed Sababta PUNTLAND Uga Saaratay Dastuurkeeda deegaanda Warsangalin Iyo Dhulbahante Waa Taas.

Hadaba waxa iswaydinle Soomaliya Way Ku Heshiisay maamul Goboleedka waana Isku dal Laakiin Somaliland Markii Horeba dal Qudha oo wada Socda Ayay Ahayd Yaab Iyo Amankaag

cawaaqib Xumada Kasoo Socta Dhibka Iyo dagaalada Iyo Bur Burka Ka Iman Kara Kumuu Xisaabtamin farmaajo Waxaanu La Mid yahay caqligii Adeerkiis.

La Soco Q2aad

farm gaas