Hambalyo Hambalyo Dhalasho Farxadleh Anagoo Ah Dhamaanba Reer Sheikh Farah Gabaar  waxaanu Hambalyo Iyo Duco Aanu U Dirayunaa C/laahi Fuad Sh Farah Gabaar,Iyo Marwadiisa Milgo Food Oo Gabadhi Ugu Dhalatay Magalada Burco Ee Xarunta G/Togdheer, Waxaanu Leenahay Ilaahay Haka Dhigo gabdha yar  Oo Loo Bixiyay  Caasha Hodan Tii Diinteeda Iyo Dadkeeda Iyo Dalkeedaba Caawisa Ilaahay Haka Dhigo Aamiin Aamiin Aamiin,

 

By Sidiiq Sh Farah Gabaar

Skandenavian