Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:–Misaajidada Ku Yaala Qaarada Yurub Iyo Waqooyiga Amerika USA Iyo Kanada Oo wadaadad Iyo Dadka Ku Tukadaa Ay Dayaceen Dacwadii Diinta

Waxsansheeg News:—Sida Xaqiiqada Ah Dayaacda Muslimiinta Gaar Ahaan Wadamada Qaarada Yurub Iyo Waqooyiga Amerika Kanada Dadka Kusoo Galay Qaxoontiga 30 Sodonkii Sano Ee Ugu Dambeeyay Oo Noqday Dad Ku Haftay Dhaqanka Iyo Nolosha Dunidan Oo Ku Adkaatay Iyago Ku Haftay Kuna Jaan Wareeray Taasina Ay Sababtay Bur Bur Qoys Iyo Mid Qaadatay Dadka Singles Ka Ah Ee Kaligood Nool Oo Ay Ugu Badan Yihiin Raga Oo Qaar Badni Ilaaway Ilaahay Inay Xagiisa U Jeestaan Kana Tagay SALAADII IYO SOONKII IYO CIBAADOOYINKI ILAAHAY INA FARAY Taasina Ay Keentay Inu Qofku Isku Buuqo Noloshuna Ku Adkaato Halka Dumar Fara Badan Oo Iyana Ku Raagay Hooyo Kaligeeda Ay Caruurtii Iyo Iyadiiba Isla Cakirmaan Soona Food Saarto Nolol Adag Iyo Werer Walbahaar Iyo Isku Buuq Qaarkooda Lagaba Qaado Caruurta Ilaahay Haw Gargaaree,

HADABA YAA U SABABA OO LA WAYDIINAYAA ??????

Wadaada Iimamada Culimada Diinta Islaamka Gaar Ahaan Kuwa Soomalida Oo Dayacay dadkooda Iyaga Oo Masaajidadad Ay Dhiseen Qofwaliba Reerkiisa Caruurtiisa Iyo Naftiisa Ka Fuudh Yeelo Iyada O Ay Ilaaween Dadka U Baahan In Loo Gurmado Waxa Looga Baahnaa Inay Guryaha Ku Booqdaan dadka Dayacan ee Balwada Leh Ee U Baahan Gurmadka Waxay Samayn Lahaayeen Teams U Adeega Kuna Booqda Daka Jeelasha Dhakhaatiirta Goobaha Lagu Hayo dadka Waalan Kuwa Guyaha Ku Jira Iyo Kuwa Shaydaanku Duufsadayba Waxa Laga Yaab Inay Qaar Badni Kasoo Laaban Lahaayeen Camalka Shaydaanka ,

Waxaan Leeyahay Waar Ilaahay Ka Cabsada Oo dadka Haloo Gurmado Waxa Kamida Qaar Badan Oo La Gaalaysiiyay Kuwaan waxa La Waydiinya Waa Culimada Ehelka Diinta Islaamka,

Wabilaahi Tawfiiq

La Soco Qaybaha Hadhay Hadii Eebe Idmi Insha Allah

Warqabadka Guud E Warbaahinta Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com

Masjid-Quba-front