Ma,moogoow Ha Moogaa, XISBIGA WADANI OO Laca Badan Oo Uga Timi Turkiga Kuwait Iyo Farmaajo Ku Filqiyay Somaliland gaar Ahaan Dhalinyarada Iyo Dumarka–Iyo Moogananta Xukumada Iyo Labada Xisbi Ee KUKLMIYE UCID

Xisbiga WADANI Oo Ku Suntan Soomaliwayn Sida Xaqiiqada Ah Ayaa Hogaanka Sare Gudoomiye Cirro Iyo Xirsi Cali Xaji xasan Dhawaan ay Safaro Dheer Ku Gaala Bixiyee UAE—–TURKIGA —QADAR—-SUCUUDIGA Oo Ay Sheegeen Inay CIMRO U Tageen Hadaba Xaqiiqada Wararka Dhabta Ah Ayaa Sheegaaya In Lacago Badan Oo Laga Soo Diray Turkiga Iyo Lacag Ay Dawalada QADAR Soo Marisay Dalka KUWAIT Ay Soo Gaadheen Somaliland Fadhiisinka TURKIGU Ku Leeyahay Magaalada Hargeysa,

Lacagtan Ayaa Ah Mid Aad U Tirabadan Oo Loogu Talo Galay In Lagu Khalkhal Galiyo Shacabka Laguna  Jabiyo Xisbiga KULMIYE Si Uu   XISBIGA WADANI Oo Gacan Saar La Leh Madaxwaynaha Soomaliya Farmaajo, uu Ugu Guulaysto Doorashada madaxtooyada ee la Qaabanaayo Bisha November Ee Sandkan ,

Hadaba Mooganaanta Xisbiyada Qaranka KULMIYE IYO UCID Iyo XUKUMADA Oo Ka Warla Iyo Dhalinyarada Bariga Somaliland Oo Loogu Talo Galay In Lagu Hafiyo Lacag Tiro Badan Iyo Haweenka Lacgatan Ayaa Hogaanka Sare WADANI U Kala Diray Dhamaanba Gobolada Dalka Heer Gobol Ilaa Heer Tuulo, Lacagtan Ayaa Ah Mid Fidmo Iyo Tafaraaruq U Horseedi Karta Jamuuriyada Somaliland Oo Kasoo kabatay Dulmigii Boobkii Kufsigii Iyo Dagaaldai Ay La Gashay Koonfurta Soomaliya,

Hadaba Dalka Yaa U Cida yaase U Maqan Ayaa is waydiin Muda,????Dhalinyarada Ku Guubaabiya Ha Iibsan DHAXALKAAGA hawna Horseedin Dalkaaga dagaalo Iyo Qaraxyo lala Beegsado Hoooyada Iyo walaashaa Caruurtaada Iyo Deegaankaagaba.

Lasocio Qaybta Labaad2 Hadii eebe Idmo

wadani-iyo-somaliya