Dib U Jaleeca khudabadii taariikhiga Ahayd Ee Dr Adna aaden Dhakhtar Ilaahay ha daayee Ay Ku Qaada Dhigtay Taariikhda Somaliland Ictiraaf Uma Baahnid ee Xaqiina Doonta Kursiga U N ta waaKii Somaliland Waxa Dayacay Xukumadaha U kala Dambeeyay Iyo Siyaasiyiinta Reer Somaliland Shacabkuna Waa Ka Indho Layahay Waxa Ku Ictiraafay 26-jun-1960 35 Shan Iyo Sodan dawladood Meeyay Xaqaagii Ma Dal La Ictiraafay Ayaa Mar labaad La Ictiraafa Waa Maya.

,adna aaden 1