Inaalilaahu Wa Inaa Ilayhun Raajucuun——Tacsi Ku Socta Reer Mijir Qaadi Geerida Ku Timi Ilaahay Ha U Naxriistee Mijir Qaadi Mahamoud Oo Burco Lagu Aasay Wiigan Waxa Diraaya Siyaasi Daahir Warsame Xiiray

Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa Mjir Qaadi Maxamuud Oo Ahaa Nin Qaranka Somaliland Iyo Umada Afka Soomaliga Ku hadashaba Miisaan Wayn Ku Lahaa Inuu Ilaahay Janadi Fardawsa Geeyo Qabrigana U Nuuro Qoys Iyo Qaraabo Ehel Iyo Axsaaba Iyo Qaranka Somaliland Ilaahay Samir Buuxa Haynaga wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

By daahir warsame Yuusuf Germany

mijir qaadi2